Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Faahfaahin Laga Helayo Weerarka Maalintii Labaad Ka Socda Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Faahfaahin Laga Helayo Weerarka Maalintii Labaad Ka Socda Nairobi.

calamada January 16, 2019 1 min read
54

Ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa maalintii Labaad howlgal barakeysan ka wada magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, iyadoona si hordhac ah loo helayo khasaaraha uu sababay weerarkaasi.

Dowladda Kenya ayaa shegtay In ugu yaraan 15 ruux oo meydad ah lagu arkay banaanka Dhismaha Weerarka culus uu ka socda.

150 Ruux oo isugu jira Gaala caddaan ah iyo kuwoo Madow ah ayaa ku go’doonsan dhismaha ay weerarka kula wareegeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin,Idaacadda Andalus ay baahisay in Meydadka 17 ruux oo Gaala caddaan ah ay yeelaan goob ka tirsan dhismaha la weeraray.

Ciidamo gurmad ah oo ka socda dowladaha Mareykanka iyo Yahuudda ayaa ku soo biiray dagaalka ka socda dhismaha ay weerareen ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab.

Dowladda Saliibiyad ah ee Mareykanka ayaa xaqiijisay in ay heshay xog hordhac ah oo ku saabsan in dad American ah lagu dilay weerarka socda dallka Kenya.

Sidoo kale dowladda Ingiriiska ayaa dhankeeda shaacisay in Tiro Muwaadiniinteeda ah dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen weerarka Maalintii Labaad ka socda magaalada Nayroobi.

 

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Weerarka Nayroobi.

 

Calamada.com

 1,910 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dad Caddaan Ah Oo La Dilay Iyo Weerarka Nairobi Oo Sii Xoogeystay.
Next: Wax Ka ogaaw Dhismaha 14-Riverside Ee Maalintii Labaad Shabaabul Mujaahidiin Ka Dagaalamayaan.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.