Daawo Sawirada Dagaalkii Lagu Laayay Askarta Burundi Ee Deegaanka Leego.

Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay sawirada dagaalkii sida ba’an loogu laayay askarta ciidamada Nasaarada Burundi ee ka dhacay deegaanka Leego ee gobalka Shabeelada hoose’waxaana sawirada la socda bayaan kooban oo Mujaahidiinta ay ku balan qaadeen iney soo gudbindoonaan Jinsiyadaha ay kasoo kala jeedaan askarta Burundi ee lagu laayay […]