Akhriso Abwaan Abuu Faatimo Oo Gabay Ka Tiriyay Halaagii Amisom Ee Deegaanka Leego.

Yurkud Leego Dayniile iyo cadaw waxaa daadsan Daawiyo ilaa waamo iyo xamar waxaa duugan Dixirigu wuxuu cunahayee diirtay haragooda Doofaan nasaaraa waxaa digifsan oo yaala Daanyeer ugaandhiis iyo Burundi diif gaadhay Dugaagiyo waraabuhu waxay daaqi hilib kooda Dufanlaha wayaanada waxaa duurka wada yaala Doqon hiil gumaysiya waxaan dooxnay oo laynay Dambaaburiyo naar kulul waxay dubatay […]