Home » Entries posted by Maxamuud akhbaar
Entries posted by Maxamuud akhbaar
Baadari Kirishtan Ah oo Qiraya In  Muslimiintu Mustaqbalka Iska Leeyihiin Dhulkana Dhaxli Doonaan.

Baadari Kirishtan Ah oo Qiraya In Muslimiintu Mustaqbalka Iska Leeyihiin Dhulkana Dhaxli Doonaan.

Shabakadaha internetka ayaa waxa lagu faafiyay muuqaal baadari kirishtan ah oo u dhashay dalka Ruushka isla markaana qiraya in Muslimiintu ay mustaqbalka iyagu guuleysanayaan dhulkana dhaxlayaan, waxaanu baadarigani ku sababeeyay in muslimiintu ay shacaairta diintooda si fiican u muujisanayaan, isagoo tusaale usoo qaatay salaadda ciidda marka la tukanayo wuxuu yiri” marka ay salaadda ciidda tagayaan [...]

Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud. Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka Andalus. Ku dhageyso Flash Player.

Continue reading …

Maxkamada sare ee dalka Kiinya ayaa go’aan kusoo saartay in Raila Odinga ra’iisul wazaaraha xilka ka sii dagaya  ee Kiinya looga guuleystay doorashadii ay wada galeen isaga iyo ninka haatan loo doortay dalkaasi ee Uhuru Kiinyaatta. Madaxa sare ee maxkamada dalka Weyli Mutunga ayaa ka hor aqiryay go’aanka maxkamada ay gaartay taageerayaasha Odinga iyo madaxweynaha [...]

Continue reading …

Bogga calamada kala soco oo ka dhageyso wararka iyo barnaamijyada ka baxa  idaacadda islaamiga Andalus, waxaad ku dhageysan kartaa  flasha player ama waxad lasoo dagi kartaa isaga oo mp3 ah, hadba kii kuu fudud. Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Andalus.

Continue reading …

Tan iyo intii uu bilowday dagaalka Suuriya oo labo sano jirsaday waxa socday horumarka  dhinaca samaysashada hubka fudud iyo gantaalaha oo ay ku tartamayeen jamaacaadka ka dagaalama Suuriya kuwaasi oo  ku midaysan la dagaalanka Bashaaral Asad. Jabahadaha dagaalama badankood ayaa samaystay foornooyin iyo xarumo gaara oo lagu hormariyo hubka ay isticmaalaan, sida hubka burburiya taangiyada [...]

Continue reading …

Waxan rabaa inaan  ka hadlo  qoraal Jamaacada ictisaamku saacadihii aan soo gudubnay bogga internetka ay ku leeyihiin soo dhigeen, qoraalkaasi oo ay ku caddeynayaan in ay sameysanayaan ciidamo u gaar ah oo iyaga hoostaga, kuwaasi oo lagu tababari doono gudaha puntland, kharashka lagu dhisi doono ciidankaasina laga soo ururin doono Masaajiddo Maraykanka iyo Yurub ku [...]

Continue reading …

Wakhti magaalada Marka iyo nawaaxigeedii maalmihii u dambeeyay ay isku dilayeen maleeshiyo beeleedyo ka wada tirsan maamulka Xasan Garguurte ayaa maanta waxa maamulkii laga qaaday gumihii hore halka mid kalena la magacaabay, kadib waxa u sooro galay idaacadda Islaamiga Andalus in caawa labadoodaba ay waraysi la yeelato. Ninka xilka cusub loo magacaabay ayaa ku doodaya [...]

Continue reading …

Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud. Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka Caawa.  Ku Dhageyso Flash Player.

Continue reading …

Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud. Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo. Ku dhageyso Flash Player.

Continue reading …

Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud.   Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Andalus.     

Continue reading …
Page 1 of 10123Next ›Last »