Home » Archives by category » News
Maleeshiyaadka Df-ka Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Kuna Dhaawacay Magaaladda Kismaayo.

Maleeshiyaadka Df-ka Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Kuna Dhaawacay Magaaladda Kismaayo.

Dhimashada iyo dhaawaca dadkaani shacabka ah ayaa ka danbeysay kadib markii maleeshiyaad ka tirsan Df-ka Soomaliya ay rasaas ku Fureen dad shacab ah oo ku sugnaa suuqa xoolaha ee magaaalada Kismaayo. Inta la ogsoonyahay 2 ka mid ah dadka shacabka ah ee suuqa ku sugnaa ayaa geeriyootay 3 kalena way ku dhaawacmeen kuwaa oo dhaawacyadooda [...]

Israsaaseen Maleeshiyaadka Df-ka Ku Dhexmaray Baydhabo.

Wararka ka imaanaya magaaladda Baydhabo ayaa ku waramaya in  israsaaseen waqti kooban socotay barqanimadii maanta  ku Dhexmaratay maleeshiyaad Df-ka Soomaaliya kawada tirsan kuwaa oo maalmihii ugu danbeysay xiisada colaadeed ee u dhaxeysay si Aad ah magaaladda looga dareemayay. Israsaaseenta labada maleeshiyo ayaa ku dhexmaratay halka loo yaqaan kawaan Weynaha magaladda Baydhaba waxaana qasaaraha  Ka dhashay [...]

Continue reading …

Tareen kasoo baxay magaalada New York oo waday tiro dad ah oo aan la cayimin ayaa ku dhacay tareen kale sida ay soo sheegayaan qeybta gurmadka degdeg  iyo wadooyinka u qaabilsan gobolka Connecticut ee Mareykanka. Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyootay illaa saddex qof halka 60 kalana ay ku dhaawacmeen,  xiliga shilkani uu dhacayay waxaa [...]

Continue reading …

Warbaahinta kasoo baxda qaar katirsan wadamada carabta ayaa baahisay in madaxweynaha dalka Yemen uu ka badbaaday isku day dil oo ladoonayay in lagu khaarijiyo. Jariiradda Alqabas ee kasoo baxda dalka Kuweyt oo soo xiganaysa ilo wareedyo ku dhaw dhaw Madaxweynaha Yemen ayaa sheegtay in Cabdi Rabbih Haadi Mansuur uu sanadkan 3 jeer fal isku day [...]

Continue reading …
Qaraxyo Ka Dhacay Magaalooyiinka Muqdisho Iyo Jowhar.

Qaraxyadaan oo gaarayay ilaa iyo 2 qarax ayaa xalay lala bartilmaameedsady maleeshiyaaka Df-ka ah ka tirsan waxaana goobaha sida Gaarka ah qaraxyada uga dhaceen ka mid ah  iskoyska Al-Baraka ee degmada Hodan qaraxaas oo warar kala dugan laga helayo qasaaraha Dhimashada iyo dhaawaca ah ee ka dhshay. sido kale maleeshiyaad Df-ka ka tirsan kuna sugan [...]

Continue reading …
Ciidanka Mujaahidiinta Oo Dagaal Ku Galay Deegaanka Buusaar Ee Gobolka Gedo.

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Dagaal culus oo laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala dugan uu xalay ka Dhacay deegaanka Buusaar waxaana dagaalka oo ahaa mid u dhaxeeyay askarta kenya iyo maleeshiyaadka Df-ka oo dhinac ah iyo Ciidanka mujaahidiinta wilaayada Gedo uu ku bilowday madaafiicda Garbaha laga gamo oo guutada madaafiicda ee [...]

Continue reading …
Mareykanka Oo Liiska Waxa Loogu Yeero Argagaxisada Ku Dartay Hoggaamiyaha Jabhadda Alnusrah.

Dowladda Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero argagaxisada ku dartay sheekh Maxamed Aljowlaani oo ah mas’uulka ugu sareeya mujaahidiinta Jabhadda alnusrah. War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda mareykanka ayaa lagu sheegay in Sheekh Max’med Aljowlaani iyo jamaacadiisa ay u dagaalamayaan sidii dowlad islaami ah loogu bedeli lahaa nidaamka bashaar al-asad ayna diidanyihiin dowlad dimuquraadi ah [...]

Continue reading …
Wasiirka Arimaha Gudaha” Df-ka Ma Aqoonsana Maamulada looga Dhawaaqay Kismaayo”Dhageyso.

Xili wali magaalada Kismaayo ay ka taagantahay Xaalad cakiran oo salka ku haysa madaxweynayaal si iskood ah isku magacaabay oo mid Waliba ku doodayo inuu yahay hogaamiayaha saxda ah ayaa Df-ka Soomaliya ay ka hadashay xaalada murugsan ee Kismaayo ka taagan. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Df-ka ee soomaliya C/kariim Xuseen Guuleed oo shir  jaraa’id [...]

Continue reading …
Kismaayo Oo Madaxweynihii 4aad Looga Dhawaaqay.

Xili marba marka ka danbeysa ay isa sii tarayaan  shaqsiyaadka ku dhawaaqaya inay yihiin hogaamiyaha saxda ah ee madaxda ka ah Maamulka Jubbalanad lamagc baxay ayaa la tilmaamayaa in magaalada kismaayo looga dhawaqay madaxweynihii 4aad uu yeesho Maamulka jubba lanad Xaflad ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa saacadihii u danbeeyay lagu caleemo saaray Iftiin Xasan Baasto [...]

Continue reading …
Faah-Faahino Laga Helayo Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Bardaale.

Dagaalkaan oo u dhaxeeyay Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo maleeshiyaadka Dfka ah ee Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa Ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka bakool. Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalka oo ahaa mid laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala dugan isla mar ahaantaana Soconayay mudo ku dhawaad saacad waxaana dagaalka uu ka danbeeyay kadib markii [...]

Continue reading …
Page 1 of 91123Next ›Last »