Home » Archives by category » FATAAWAHA

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Weerar ku qaaday Saldhigyo Ku Yaalla Gudaha Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka DFta uu xaley ka dhacay degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho ka dib markii mujaahidiintu ay weerar ku qaadeen mid ka mid ah saldhigyada cadowga. Dagaalka oo in muddo ah socday ayaa ka dhacay halka loo yaqaano Shaneemo Cabdi Waayeel [...]