Calamada

Maleeshiyaad Ka Tirsan Df-ka Oo isku Horfadhiya Duleedka Magaalada Baydhabo.
Markii ay ku fashilmeen Maleeshiyaadka Df-ka la dagaalanka dadka Muslimiinta waxaa sii kordhay kala shakigga iyo is Aaminaad la’aanta dhexdooda ah.

Dhanka bari ee magaalada Baydhabo waxaa lagu soo waramayaa inay isku horfadhiyaan maleeshiyaad beeleedyo kawada tirsan Df-ka ee Soomaaliya kuwaa oo maalmihii dambe xiisa u dhaxeysay si aad ah looga dareemayay magaalada Baydhabo iyo Duleedkeeda.

Mid ka mid ah maleeshiyaadka isku horfadhiya duleedka magaalada waxay ka amar qaataan dagaal ooge Xaabsade halka kuwa kale aan si dhab ah loo shaacin cidda ay ka amar qaataan hase yeeshe sida wararka la helayo tilmaamayaan waa kuwo wata Magaca beesha Hariin ee ka mid ah beelaha degga gobol Bay.

Warar kala duwan ayaa laga helayaa waxyaabaha dhaliyay in maleeshiyaad Ka tirsan Df-ka ee qaab beel ahaanta u Abaabulan ay isku horfadhiyaan duleedka magaalada wararka qaar ee sida hordhac ahaanta ah loo helayo ayaa ku waramaya Inay jiraan  xiisad salka ku heysa arrimo dhul.

Ugu danbeentiina maamulka magaalada Baydhabo oo isku dayay inu so kala dhexgalo labada dhinac ayaa ku fashilmay inu xaliyo waxyaabaha ay kala tabanayaan.

Odayaal colooshood u shaqeytayaal ah oo tira ahaana gaarayay 14 oo maamulka Df-ka ee magaalada Baydhabo u xilsaaray  Inay xaliyaan colaadda labbada maleeshiyo ayaa maalintii shalay ahayd xabsiga magaalada Baydhabo la dhigay kadib markii ay Ka dhego Adeegeen awaamiir maamulka Df-ka ee Baydhabo uu dul dhigay taas oo fareysay inay so qiimeeyaan dhulalka labada dhinac ay isku hayaan.

Maleeshiyaadka Df-ka Oo Bandow Maalin Ah Kuso Rogay Degmada BaladXaawo.
Maleeshiyaadka Df-ka ee ku sugan degmada Baladxaawo ayaa maanta bandow maalin ah kuso rogay degmadaas waxaana Hakad uu ku yimid isku socodka dadka iyo gaadiidka dadweynaha.

Sido kale dhaq dhaqaaqa ganacsiga ee degmada Baladxaawo ayaa maanta hakad uu ku yimid kadib markii dadka shacabka ah Maleeshiyaadka ku qasbeen in guryahooda isaga xaroodaan .

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay oo aynu ka heleyno degmada Baladxaawo ayaa ino xaqiijinaya in bandowga magaalada Maleshiyaadka ay kuso rogeen uu ka danbeeyay mushaar la’aan baahsan oo so wajahday kuwaa oo maanta dhac iyo boob kula Dhaqaaqay ganacsiga dadka shacabka ah.

Wararka ka imaanaya degmada Baladxaawo ayaa sido kale sheegaya in dadka shacabka ah ay kujiraan xaalad wel wel iyo cabsi Ah iyadoona gaadiidka dagaalka iyo maleeshiyaadka Df-ka oo raxan raxan u socda lagu arkayo waddooyiinka degmada Baldxaawo.

Majiro wax war ah oo kaso baxay saraakiisha Df-ka ee gobolka Gedo oo ku aadan maleeshiyaadka bandowga  Kuso rogay degmada Baladxaawo ee ka cabanaya mushaar la ‘aanta baahsan.

Arintaan ayaa dhabr jab iyo fadeexad ku ah Df-ka ee Soomaaliya waxaana suura gal ah inay ku daydaan maleeshiyaad kale oo Ku sugan goobaha Df-ka ka taliso kuwaa oo dhankooda mudo bilooyiin ah wax lacago  ah helin.`

BY Yuusuf Caato.

Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhur Ee Idaacadda Islaamiga Al-Andalus.
Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Warka Duhur Ee Idaacadda Andalus.

Mujaahidiinta Oo Howlgallo Ka Fuliyay Xerooyiin Ciidan Oo Kuyaal Dhulka Soomali Galbeed Ee Xooga Ku Haysato Xukuumadda Itoobiya.
Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ayaa saaka weeraro ku qaaday deegaanada loo yaqaan ismaamulka Soomalida ee Itoobiya Xoogga ku haysato kuna teedsan xadbeenaadka Hiiraan ay la wadaagto dalka Itoobiya .

Sida wararka lagu kalsoonyahay xaqiijinayaan ciidanka mujaahidiinta ayaa goobaha ay weerarka ku qaadeen waxaa ka mid Ahaa illaa iyo 2 xero oo ku dhow deegaanka lagu magacaabo Mustaxiil oo ay fariisimo ku leeyihiin maleeshiyaadka amxaaro Kalkaalka ah ee xabashida Itoobiya ay so tababareen isla markaana  dadka Muslimiinta dhibaatooyiin kala duwan U geysan jiray.

Sida sarkaal ka tirsan mujaahidiinta uu inoo xaqiijiyay dagaal kooban oo goobta ka dhacay ayaa mujaahdiinta ugu suurta Gashay inay kala ceyriyaan maleeshiyaadka iyadoona taasi ay dhalisay in goobta ay kaso qaniimestaan hub aad u farabadan Iyo keyd rasaas ubadnaa.

Waxay sido kale mujaahidiinta ay dagaalka kuso qaniimesteen gaari nuuca kuwa raaxada loo yaqaan Balse ma cada halka uu gaarsiisan yahay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ah ee Maleeshiyaadka iyo askarta Itoobiya  dagaalka kaso gaaray.

Ila wareedyo dadka deegaanka ah oo aynu la xariirnay ayaa inoo sheegay in maanta barqadii abaabul xoog leh maleeshiyaadka Iyo askarta Itoobiya ay ka wadeen deegaanka Mustaxiil oo ay ugu gurmanayaan xerooyinka dhaca duleedka deegaanka Mustaxiil ee maleshiyaadka Iyo askarta Itobiya Ku suganyihiin

Wilaayada islaamiga ee Hiiraan oo aynu la xariirnay ayaa si hordhac ahaan ah inoogu xaqiijisay in howlgalada ay fuliyeen ciidanka mujaahidiinta ee wilaayada Hiiraan isla mar ahaantaana ay dib faahfaahinta ka bixin doonaan.

Aabe: Wiilkeyga Wuxuu Ahaa Laacib Kubadda Koleyga Maanta Wuu Shahiiday Isagoo Jihaadaya “Qiso”
Dhalinyarada kala duwan ee ka imaanaysa dalka Tuunis wexey baal dahab ah ka galeen jihaadka ka socda Suuriya, waxaana jira dhalinyaro badan oo gaaray hadafkii ay ka lahaayeen dagaalka dalkaasi ka socda halka kuwa kalana wali ay sugayaan inay maruun shahiidaan iyagoo difaacaya diinta islaamka iyo ehelkeeda ee lagu soo xad gudbay.

Wargeys-yada kasoo baxa dalka Tuunis oo wareysi la yeelatay waalidka ciyaaryahan can ka ahaa dalka Tuunis oo ku shahiida Suuriya ayaa baahiyay qiso ku aadan qaabka uu ku shahiiday iyo wixii uu ku hamin jiray shahiidka ka hor inta uusan aadin Suuriya.

Ciyaaryahan Tuunisiyaan ah oo caan ku ahaa ku badda gacanta ayaa doortay ka dib markii uu arkay xasuuqa lagu hayo walaalihiisa Sunniyiinta Suuriya inuu jihad u aado Suuriya isagoo u nusreynaya walaalihiisa.

Wargeys-ka soo tebiyay qisada shahiidka oo lagu magacaabo Jool kana hadla ciyaaraha  ayaa wareysi wuxuu layeeshay Aabaha dhalay Shahiidka, shahiidku wuxuu ka tirsanaa koox caan ka ah Tuunis oo lagu magacaabo Alzeytuuniyah wuxuuna kamid ahaa dadkii ugu muuqmuuqday.

Wuxuu inta badan la socon jiray dagaalka Suuriya muddo uu indhaha ku hayay xasuuqa ayuu go’aan saday inuu joojiyo ciyaaraha uuna ku fakaro sidii uu ku aadi lahaa Suuriya.

Waalidka dhalay wuxuu sheegay in wiilkiisa uu baxay 7-bishii Septemper sanadkii lasoo dhaafay wuxuu Shahiid Axmed Yaasiin uu aabihisa u sheegay inuu aadayo Suuriya.

Wuu ku guuleystay inuu aado Suuriya safaro kala duwan oo uu ku maray dalalka Liibiya illaa Turkiga oo uu ka galay Suuriya, wuxuu sheegay Aabihiisa inuu kamid noqday dagaalyahanada ka jihaadaya Suuriya isagoo intaa kusii daray inuu ka dareemayay muddo jaceylka wiilkisa uu u qabay in maruun uu ka jihaado Suuriya.

Hadalkiisii ugu dambeeyay oo uu la soo xiriiray waalidkiisa wuxuu ahaa 18-kii Maarso, Wuxuu waalidkiisa sheegay in Ashahiid Axmed uu ahaa mu’min waxaan ku faanayaa ayuu yiri Aabihiisa shahiidka wiilkeyga maxaa yeelay ayuu yiri wuxuu u gargaaray diinta wuxuu aad u rumeysnaa arrinta Suuriya,  mana badali doono ayuu yiri fikirkeyga iyo arigtidii wiilkeyga ee dhanka jihaadka.

Isagoo sii wata hadalkiisa ayuu sheegay in xiriirkii ugu dambeeyay oo uu la soo sameeyay wiilkiisa uu uga sheekeeyay nolosha ka jirta Suuriya isagoona u sheegay in xili dhaw uu guursan doono Xuuril ciinta Jannada markaas ayaan dareemay ayuu yiri in wiilkeyga uu shahiidi doono waxaana jiray ayuu yiri mar waliba inuu iiga sheekeyn jiray Shahiidnimada iyo sida uu isagu u doonayo inuu kaga raaxeysto adduunyada maalmaha kooban ah.

Tan iyo intii uu bilowday kacdoonka Suuriya 2011-kii waxaa dalka Tuunis ka baxay dhalinyaro badan oo jihad u aaday Suuriya heer xiligani ay marayaan in cadaadis lagu saaro aadista dagaalka Suuriya ka dib markii ay ku bateen shaashadaha caalamka sidaasina ay keentay in cadaadis gaalada ay ku saaraan xukuumadda dabadhilifka ah ee ka jirta dalkaasi.

Inta badan dhalinyaradani ayaa si dhib leh ku gaara Suuriya wexeyna maraan dalka Liibiya oo ay derisyihiin illaa ay ka tagaan dalka Turkiga oo Suuriya deris la’ah tan iyo inta ay ku jiraan safarkaasi dheer wexey maraan dhibaatooyin fara badan oo ay ugu horreeyaan in si’aado loo baaro lana weydiiyo halka ay kusii jeedaan waxaana dhacda in qaar dib loosoo celiyo.

Halkan ka dhageyso barnaamijKa Caalamulyowm ee Idaacadda Al-andalus.
Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm.

Ku Dhageyso Flash Player.

<object width="300" height="27" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="src" value="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" /><param name="quality" value="best" /><param name="flashvars" value="audioUrl=http://calamada.com/audio/barnaamijta/caalamulyowm/Caalamul yowm 22-05-2013.mp3" /><embed width="300" height="27" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://calamada.com/audio/barnaamijta/caalamulyowm/Caalamul yowm 22-05-2013.mp3" /></object>

Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Al-Andalus.
Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud.

Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Warka Subaxnimo Ee Al-Andalus.

ku dhageyso Flash Player.

<object width="350" height="27" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="src" value="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" /><param name="quality" value="best" /><param name="flashvars" value="audioUrl=http://calamada.com/audio/wararka/subax/War subax 22-05-2013.mp3" /><embed width="350" height="27" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://calamada.com/audio/wararka/subax/War subax 22-05-2013.mp3" /></object>

Halkan ka dhageyso barnaamijka Caalamulyow ee Idaacadda Al-andalus.
Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud.

Halkan ka dhageyso Caalamulyowm.

Ku dhageyso Flash Player.

<object width="300" height="27" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="src" value="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" /><param name="quality" value="best" /><param name="flashvars" value="audioUrl=http://calamada.com/audio/barnaamijta/caalamulyowm/CCaalamul yowm 21-5-2013.mp3" /><embed width="300" height="27" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://calamada.com/audio/barnaamijta/caalamulyowm/CCaalamul yowm 21-5-2013.mp3" /></object>

Iska Horimaad Uu Ku Geeriyooday Askari Ruusha Oo Ka Dhacay Moosko Iyo Daagistan Qaraxyo Ay Ka Dhaceen.
Madaxda dalka Ruushka ayaa shaaca ka qaaday saaka inay galeen halis dhanka ammaanka ah oo kusoo wajahneyd sida ay sheegeen magaalada Moosko caasimada dalkaasi.

Sarkaal sare oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay ka hor tageen weeraro magaalada lala damacsanaa ka dib markii magaalada ay soo galeen rag mujaahiin ah.

Sarkaalka la hadlay warbaahinta oo ka tirsan guddiga waxa loogu yeero la dagaalanka Argagaxisada wuxuu tilmaamay inay heleen macluumaad ku aadan rag Ruushiyaan ah oo soo galay magaalada kuwaaso kasoo dagaalamay dalalka Baakistaan iyo Afganistan xiliganina dalka usoo galay inay fuliyaan weeraro ka dhan ah xukuumadooda muslimiinta ku xad gudbeysa.

Ciidamada ammaanka dalkaasi ayuu sheegayinay weerar ku qaadeen raggaasi ka dibna uu dhexmaray iska horimaad saacado qaatay, hal sarkaal ayay sheegeen inuu kaga geeriyooday dagaalka.

Daagistaan.

Weerar qarax ah oo loo adeegsaday laba gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kuwaasoo ka dhacay Jamhuuriyadda Daagistan ee kamida dhulalka Qooqaaz oo Ruushku gumeysto.

Gaadiidka ayaa galay dhisme ay ku howlgallaan garsoorka gumeystaha oo ku yaalla magaalada Maxaj waxaan hadafka la tilmaamayaa inuu ahaa masuulka ugu sareeya garsoorka Jamhuuriyadaha gumeysigga ku jiro.

Guddiga baaritaanada ayaa soo saaray warbixin ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkani wexeyna sheegeen inay ku geeriyoodeen illaa sideed qof oo saraakiili ay ku jiraan iyo dhaawaca oo aan shaaca laga qaadin halka uu la egyahay.

Magaalada Maxaj waa xarunta caasimada Jamhuuriyadda Daagistaan, isbitaalada dowladda waxaa la geeyay sida saraakiisha caafimaadka ay tilmaamayaa illaa afartan iyo afar qof oo aan la ogeyn cidda ay yihiin loona badinayo cadowga inay u badanyihiin.

Masuulkooda dhanka ammaanka ugu sareeya Jamhuuriyadda oo hadlay ayaa isna dhankiisa sheeegay in weeraradani ay waxyeeleeyeen ammaan uu sheegay inuu ka jiray magaalada.

Dadka deegaanka ku ah magaalada iyo Jamhuuriyadaha la heysto oo muslimiin ah ayaa la tilmaamaa inay kaalin weyn ka cayaaraan naafeynta cadowga xoogga ku joogga.

Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Al-Andalus.
Wararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud.

Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Warka Subaxnimo Ee Al-Andalus.

ku dhageyso Flash Player.

<object width="350" height="27" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="src" value="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" /><param name="quality" value="best" /><param name="flashvars" value="audioUrl=http://calamada.com/audio/wararka/subax/War subax 21-05-2013 .mp3" /><embed width="350" height="27" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.google.com/reader/ui/3523697345-audio-player.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://calamada.com/audio/wararka/subax/War subax 21-05-2013 .mp3" /></object>