Halkan Ka Dhageyso Warkii Subaxnimo Ee Isniinta ka baxay Andalus.

war-subaxWararka iyo Barnaamijta Idaacadda Islaamiga Andalus ka baxa kala soco oo ka dhageyso Bogga Calamada, adigoo ku dhageysan kara Flash Player ama la soo dagi kara codka oo mp3 ah, hadba sida kuu fudud.

Halkan kala dag Warka subaxnimo Ee Andalus

ku dhageyso Flash player.

Akhriso Abwaan Abuu Faatimo Oo Gabay Ka Tiriyay Halaagii Amisom Ee Deegaanka Leego.

Yurkud Leego Dayniile iyo cadaw waxaa daadsan Daawiyo ilaa waamo iyo xamar waxaa duugan Dixirigu wuxuu cunahayee diirtay haragooda Doofaan nasaaraa waxaa digifsan oo yaala Daanyeer ugaandhiis iyo Burundi diif gaadhay Dugaagiyo waraabuhu waxay daaqi hilib kooda Dufanlaha wayaanada waxaa duurka wada yaala Doqon hiil gumaysiya waxaan dooxnay oo laynay Dambaaburiyo naar kulul waxay dubatay […]