Idaacadda islaamiga Andalus ayaa caawa si toos ah u bilowday Tartan aqooneedka sannad kasta idaacadu ay qaban jirtay waqtiyada La gaaro bisha barkeysan ee Ramadaan.
Ilaa iyo 16 majmuuco oo ku kala sugan qaar kamid ah wilaaydka dalka ayaa sanaddan nasiib u yeeshay inay tartanka ka qayb galaan
Dagmooyiinka Buurhakaba iyo Raaga-Ceele oo ka kala socda wilaaydka Bay iyo Bakol iyo Shabeelada Dhaxe ayaana caawa tartanku dhexmaray, iyaadona guusha tartan aqooneedka idaacada islaamiga Andalus caawa ay raacday tartamayaasha dagmada Buur-Hakaba oo keensady 12 dhibcood halka tartamayaasha Deegaanka Raaga-Ceele ay ka keensadeen 4 dhibcood.
Tartanka idaacada islaamiga andalus waxa caawa si toos ah ufuray waaliga wilaayada islaamiga ee shabeelada Hoose Sheekh Maxmed Abuu Cabdalla oo ugu horeyn idaacada andalus kaga mahad celiyay qabashada tartan aqooneedkani, isagoona shegay in tartankani uu muhiimad gaar ah ugu fadhiyo ummadda muslimiinta isla mar ahaantaana ay ka faaidayaan Aqoon iyo cilmi diinta islaamka ku salaysan.
Bulshada Muslimiinta ee ku kala sugan wilaaydka Gedo, Jubooyiinka, Shabeelada Hoose, Hiiraan iyo shabeelada dhaxe ayaana caawa si toos ah tartanka ugala socday xaruumaha Idaacada islaamiga Andalus ay ku leedahay Wilaayaadkaasi
Tartankan ayaa noqonaya sanadii afaraad ee Idaacada andalus si toos ah u qabato tartan aqooneedkaani Iyadoona bishii Ramadaan ee sannadii hore tartan aqooneedka idaacadda ay ku guuleysteen tartamayaasha Ansaaru sunnah oo u tartamayay Deegaanka Ceelasha Biyaha
Lama saadaalin karo majmuucada sanandani kaalimaha hore ee tartanka soo hiigsan doona Maadama majmuuca waliba ay ku dadaaleyso sidii tartan aqoonedka idaacadda ugu guuleysan lahayd.
Habeen danbe waxa lagu wadaa in ay wada tartamaan majmuucaadka Dagmada Huriwaa Iyo Diinsoor eooka kala tirsan Wilaayadka Banaadir iyo Bay iyo Bakol.
Yuusuf caato Calamada Online
ascww: ilahey ayaamahad iskaleh kadibna waxan umahad celinayaa walaalaha webkan iyo bahda idacada andulus. intasi kadib walaalayaal waxaa codsi iga ah in aad tartanka oo maqal ah nosogelisaan si aan u dawload gareysano. runti 3sano ka hor waxan jogey oon tartanka kulasocdey mgalada baydhabo lkn mudoynkandenbe nasiib umahelin hadana waxan jga wadnka cdwga nagu ah ee kenya. dhanka kale walalaha andulus waxan ugu bishareynayaa in webkan dhalinyero farabadan aykuxiranyihin dhalintaas oo ah kuwo diyaar uah in diintoda difacaan af iyo adnba. wana ilaheymahadi . wlalayan codsigeyga wuxu yahay in barnaamijka tartanka sitaxana ah nooguso gelisaan sida barnamijada kele tusale: qadayal ummah,calamulyowm, fafrebka adfalunaa . shukran wajazakumu laah. asante sana
hammaam ali noor
July 21, 2012 at 5:04 am
asc wr wb wansalamay dhaman walalaheyga idaaca andalos kadib walalayal siday nogusurtagale inam dhageysano barnamijka tartan aqonedka bisharamadan madama anlamaqlay idacada dhanka muqdisho
أم حكيم
July 21, 2012 at 11:31 am
Asc waad salaamantihiin calamad waxaan rabnaa inaan tartan aqooneedkaasi ka la socono halkan fadlan ku dadaal sidey ku suura geli laheyd
Maxamed
July 22, 2012 at 3:23 am