Qaraxa oo ah mid aad u xoogan ayaa deegaanka Dhagaxley lagula beegsaday kolanya gaadiid ah oo ay la socdeen ciidama ka tirsan kuwa Kenya, waxaana qaraxa oo loo adeeg saday miinada nooca rimuudka laga haga la kacday mid ka mid ah gaadiidka ay siteen ciidamada Kenyaatiga ah.
Dadka ku dhaqan dhagaxley ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inuu burburay gaariga ay miinada la kacday sidoo kalana ay arkeen ciidamadii saarneed gaariga burburay oo dhimasha iyo dhaawac ku noqday qaraxaasi.
Ma jira ilaa iyo imika wax hadal ah oo kasoo baxay dhanka dowlada Kenya ee ku aadan qaraxa askarta ay kaga halaagsantay ee ka dhacay deegaanka Dhagaxley oo qeyb ka ah dhulka Kenya ay xooga kaga heysata Somaliya.
Maxamuud akhbaar.
Calamada online.
Mujahidinta mashriq iyo magrib ayey gaaren alxamdulillah rabbow addoomadaada lagu haysto kaliya cibaadadooda iney guttaan rabbow cizzeey kufriga korkiisa
Dar alle idin jcL
July 25, 2012 at 7:36 pm