Dilka askariga ka tirsan maleeshiyaadka TFG-da ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah wadada Warshadaha gaar ahaan agagaarka kuliyadii hore ee jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho waxaana dilka geystay ciidamada kufaarta afrikaanta iyagoona rasaasta kaga dhuftay qeybaha sare ee jirka.
Meydka askariga ka tirsan TFG-da ee ciidamada shisheeye dileen waxa uu meydkiisa mudo yaalay goobta ay ku dileen iyadoona uu ka mid ahaa maleeshiyaadka daba dhilifyada u ah ciidamada dilka u geystay.
Dilka ayaa kusoo aadaya xili maleeshiyaadka TFG-da dhibaatooyin xoogan oo isugu jiro dil iyo xarig ay kala kulmayaan dhanka ciidamada Yugandha iyo kuwa Burundi ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho iyadoona sidoo kale xildhibaana iyo saraakiil ka tirsan TFG-da horay u shaaciyeen iney gumgeysi ku jiraan kuna dhib qabaan ciidamada kufaarta afrikaanta.
Maxamuud akhbaar.
Calamada online.
Cajiib nin dalkiisa jooga oo nin shisheeye ku dilaayo kaaga darane hadana shisheeyaha dabadhilif u ah ka warama.
murtadiinta saas aa loo bah dilaa waa wax caadaqaatayaala oo aan damiir laheen waxeey rabaan in sida xoolaha loo laayo
Abuu cumar
July 29, 2012 at 11:20 pm