Wakiilkii Itoobiya ee Heystay Maleeshiyada TFG-da Goofgaduud oo Lagu Dilay Dagaalkii Ka Dhacay Bay Iyo Bakool

Filed under: News |

Faafaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qasaaraha Maleeshiyaadka TFG-da iyo kuwa Itoobiya ka soo gaaray dagaal Maqribadii Xalay ka dhacay deegaanka Goofgaduud oo qiyaas ahaan 30km u jira Magalada Baydhabo ee xarunta Wilaayada Bay iyo Bakool.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dagaal saf balaaran ah ku qaaday deegaankaasi oo saldhig weyn u ah Xabashida Itoobiya kaas oo socday muddo ku dhawaad halsaac ah islamarkaana qasaare xoogan lagu gaarsiiyey cadowga, Dagaalka ayaa lagu dilay Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah kuwaas oo hubkoodana Qaniimo ahaan uu gacanta Mujaahidiinta u soo galay.

War Qoraal ah oo la soo dhigay Bogga Twitter-ka uu ku leeyahay Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ayaa lagu sheegay in Mujaahidiintu ay dhowr jiha kaga yimaadeen Tuulada Xilligii Afurka ka dib islamarkaana halkaas lagu dilay Saraakiil Muhiim ah oo uu ku jira Taliyihii Ciidanka ee deegaanka Goofgaduud ninka lagu magacabo Aadan Keeroow.

Dagaalkii Xalay ka dhacay Goofgaduud ayaa ka dhigan mid ka mid ah dagaaladii ugu xooganaa ee halkaasi ku qabsada Xabashida tan iyo markii ay halkaasi duulaanka ku soo galeen.

Dagaalkii Xalay ka dhacay Goofgaduud ayaa Qeyb ka ah Weeraro Silsilado ah oo ka socda Wilaayada Bay iyo Bakool kuwaas oo lagu beegsanayo Ciidamada Kufaarta Itoobiya ee ku soo duulay Gobolka Taas oo qeyb ka ah Weerarada Bisha Ramadan ee Mujaahidiintu ay ku doonayaan in lagu naafeeyo cadowgaasi.


One Response to Wakiilkii Itoobiya ee Heystay Maleeshiyada TFG-da Goofgaduud oo Lagu Dilay Dagaalkii Ka Dhacay Bay Iyo Bakool

  1. alahu akbar walalahi cizaty

    walirasulihi

    cabdulahi
    July 31, 2012 at 4:29 am