Gabaldhicii Maanta ayaa ciidanka Mujaahidiinta waxay weerar xoogan ku qaadeen fariisimo ciidanka Kenya ay ku leyihiin degmada Badhaadhe oo ka tirsan wilaayada islaamiga ee Jubooyinka..
Weerarka ayaa ku bilowday weerar dhowr jiho ah oo Mujaahidiinta ay ku qaadeen degmadaasi iyagoo bartilmaameedsaday fariisimo iyo saldhigyo gaar ah oo horay loo sahansaday waxaana jira in cadowga Kenya ee la weeraray in qasaare la gaarsiiyay.
Dagaalka ayaa in muddo ah socday waxaana jirta in ciidankii weerarka lagu qaaday ee Kenya ay ka soo baxeen difaacyadii ay ku jireen iyagoo u soo cararay dhanka Magaalada iyagoo wata gaadiidkooda dagaalka.
Saraakiishii hoggaamineysay ciidanka oo xiriir aanu la sameynay ayaa nnoo xaqiijiyay in qasaarihii ugu xooganaa ay la kulmeen cadowga waxaana sidoo kale dadka deeganka oo qaarkood aan la hadalnay waxay noo xaqiijiyeen in holac Iyo uuro ay iskala kaceen saldhig Badhaadhe ku yaalay oo sahay Iyo agab Milatari ay yiileen ciidanka soo duulaay..
Xaaladda ayaa caawa dagan iyadoo ciidanka Mujaahidiinta ay isaga soo baxeen degmada kadib markii qasaaraha lagu gaarsiiyay cadowga halka si baqa dirir ah Kenyatiga ay u ridayaan Madaafiic ay ku garaaceen dhulka howdka ah…
Alaahu abkar garabkiina alle ha istaago anagana ducadaan haynaa ee kasaara kanaxureeya cadowga dhulka.
Cabdi
August 6, 2012 at 9:25 pm