Qooqaani oo Caawa laga taagay Raayada Towxiidka lagana dajiyay Calankii Dhaaquudka..

Filed under: News |

Caawa saacaddu markay ku beegneyd hal saac oo habeennimo ayaa ciidanka Mujaahidiinta waxay gudaha u galeen deegaanka Qooqaani oo fariisin u ah ciidanka Kenya Iyo Maleeshiyaad aan sidaa u badneyd oo saldhigyo Milatari ka sameystay..

Guda u galidda deegaankaasi ayaa dhacday dagaal la’aan iyadoo Saraakiishii Mujaahidiinta ay shaaca ka qaadeen in wax dagaal ah uusan ku qabsan ayna si toos ah u abaareen saldhigga deegaankasi iyo xarunta degmada oo ay daganaayeen maleeshiyaad aan sidaa u badneyd balse ka cararay Marka ay ka war heleen howl galka Mujaahidiinta..

Raayada Towxiidka ayaa laga taagay saldhigga Qooqaani iyadoo la dajiyay tii dhaaquudka ahayd ee ka taagneyd Magaalada waxaana intaasi la socday In Mujaahidiinta ay ka muxaadareeyeen mid ka mid ah masaajidda deegaankaasi oo ay kula hadleen dad ku sugnaa Masjidka..

Ma jirto wax dhaq dhaqaaq ah oo ay sameeyeen ciidanka Kenya inta howl galka uu socday iyagoo ku jiray difaacyada ay ku leeyihiin Elaboorka Magaalada oo 2 KM u jira deegaanka..

Xaalka Qooqaani ayaa caawa dagan iyadoo ay ka dul babaneyso Raayada Towxiidka halka Ciidanka kenya Iyo Maleeshiyadkana ay cabsi awgeed kaga soo bixi la’yihiin difaacyadooda…


2 Responses to Qooqaani oo Caawa laga taagay Raayada Towxiidka lagana dajiyay Calankii Dhaaquudka..

  1. alaahu akbar walilaahilxamdu erya gaalada ilaahay idankii sidii kuwii xudur awoodooda u burburtay ayey kuwan ka baqyan ee hakaharina dhimayee cadowga sidaa ku sii wada ha quuqleeyo nacaskuye.

    Cabdi
    August 6, 2012 at 9:20 pm

  2. allahu akbar allahu akbar allah ayaa kumahadsan oo howlgalkaas ufudedye mujahidinta somaliye

    ibnul islam
    August 7, 2012 at 7:45 am