Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Gobalka Shabeelada Hoose.

Mujaahidiinta dagaal leegoCiidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen fiisimaha maleeshiyaatka dowlada Ridada ay ka sameysteen gudaha degmada Qoryooley oo ka tirsan gobalka Shabeelada hoose.

Dagaalka waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona markii dagaalka muddo socday maleeshiyaatka dowlada ay u carareen difaacyada Kufaarta AMISOM oo ku yaala duleedka degmadaasi.

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay iney jiraan khasaara kala duwan oo maleeshiyaatka dowlada kasoo gaaray dagaalka walow si rasmi ah aan loo xaqiijin karin tirada guud ee maleeshiyaatka dowlada federaalka dhimasho iyo dhaawac kaga noqotay dagaalka.

Ciidamada Shisheeya ee ku sugan duleedka degmada Qoryooley ayaa tiro madaafiic ah kusoo garaacay xaafadaha degmada’iyagoo ka baqaya in weerarka dhankooda usoo wareegta maadaama gabi ahaan maleeshiyaatka dowlada federaalka dagaal looga saaray gudaha degmada.

Degmada Qoryooley waxey k mid tahay goobaha duulaanka ay kaga suganyihiin Kufaarta iyo Murtadiinta marka laga hadlayo degmooyinka iyo deegaanada gobalka Shabeelada hoose uu ka koobanyahay.

Calamada.com

Comments are closed.