Dhageyso Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Marka Oo Ka Cabanayo Amisom Iyo Dowlada Federaalka.

Marka cadeeyMagaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada hoose waxaa ka jiro dhibaatooyin xoogan oo ciidamada Kufaarta AMISOM iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ay kula dhaqaaqaan dadka shacabka ee ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee magaalada Marka.

Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Marka oo la hadlay Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa sheegay in dhibaato xoogan ay ku qabaan ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka dowlada ee ku sugan magaaladaasi.

Haweenka waxey intaasi ku dareen in dhac joogta ah iyo amni xumo ay ka jirta magaalada Marka’waxeyna ka dalbadeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iney sii laba laabaan weerarada ka dhanka ah shisheeyah iyo maleeshiyaatka dowlada ee ku sugan magaalada Marka.

Ku dhawaad muddo 5 sano ah waxaa gudaha magaalada Marka duulaan ku jooga ciidamada Kufaarta AMISOM iyo maleeshiyaatka dowlada kuwaasi oo dhibaatooyin culus ku hayo shacabka magaaladaasi.

Halkan Ka Dhageyso Cabashada Reer Marko.

Calamada.com

Comments are closed.