Sawir+Cod:Magalada Hargeysa Oo Lagu Arkay Guryo Lagu Xardhay Calaamadda Kirishtanka Iyo Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Hadlay.

thumb.phpSheekh Aadan Sunne ayaa Khudbadii Sallaada Jimcaha kaga hadlay Saliib lagu arkey dhisme cusub oo loogu talo galay ciidanka Ilaalinta xeebaha maamulka isku magacaabay ‘Somaliland’, oo laga yagleelay magaalada Hargaysa.

Sidoo kale, Sheekhu wuxuuu intaas sii raaciyey Arrinkii Hogaamiyaha DF-ka u Sujuudday Meydadka ciidanka Keny ee lagu duugay magaalada Eldoret.

Booqo Mareegta Sheekha, ama Linkigan hoose Guji:

Isha Sawirka:Website-ka Codka Hargeysa

Comments are closed.