Dhageyso Muxaadarada Difaaca Qur’aanka Sheekh Nuur Macalin C/raxmaan

Quran-KarimMuxaadaradan oo aad u qiimo badan wuxuu sheekhu jeediyay wakhti gaaladu ay ku jeesjeesayeen kitaabka qur’aanka, mararka qaarna ay gubayeen, sheekhuna wuxuu ku tilmaamayaa muxaadarada sida kuffaartu ay dadaalka ugu jiraan inay baabiiyaan kitaabka qur’aanka iyo ehelkiisa iyo sida la rabo in la isaga difaaco.

Halkan Ka Dhageyso Muxaadarada.

 

Comments are closed.