Suugaanta Jihaadka Q.10aad Iyo Gabayga Abwaan Abu Xamza.

suugaanta jihaadka 2Alla fadligiisa wali waxa halkiisii kasii socda gabayada Suugaanta Jihaadka ee ay baahinayso idaacadda Islaamiga Andalus, waxana caawa la baahiyay Gabay uu tiriyay Abwaan ka mid ah Abwaaniinta Jihaadka jecel ee ku sugan magaalada Hargeysa, wuxuuna gabayga uga hadlayaa Abwaanku shahaadadii alla ha ka aqbalee Sheekh Abu Zubayr.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga uu Tiriyay Abwaan Abu Xamze.

 

Comments are closed.