Dhageyso Sugaanta Jihaadka Q.13aad Iyo Gabay Carabi Ah.

suugaanta jihaadka 2Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay Q.13aad ee Suugaanta Jihaadka waxana markii ugu horeysa xubinta sugaanta jihaadka lagu baahiyay gabay Carabi ah oo uu alifay Abwaan Muscab.

Abwaanka waxa uu gabaygaan Carabiga ah kaga hadlayaa xasuuqii ciidamada Nasaarada Kenya loogu geystay deegaanka Ceelcadde iyo guud ahaan duulaanka ciidamada Kenya kusoo galeen gobalada Gedo iyo Jubbada hoose.

Halkaan Ka Dhageyso Gabayga Abwaan Muscab.

Calamada.com

Comments are closed.