Dhageyso Suugaanta Jihaadka Q.15aad Iyo Abwaan Abu C/llah.

suugaanta jihaadka 2Wali waxa halkii nooga sii socda inaan soo gudbino gabayada suugaanta Jihaadka ee ka baxaya idaacadda Andalus, xalayna waxa la baahiyay gabay uu tiriyay abwaan lagu magacaabo Abu cabdallah oo sida idaacadd laga sheegay gabaygiisa soo marsiiyay emailka Suugaantajihaadka@Hotmail.com.

Halkan Ka Dhageyso Suugaanta Jihaadka Q.15aad.

Comments are closed.