Dhageyso Sugaanta Jihaadka Q.16aad Iyo Abwaan Hilaal.

suugaanta jihaadka 2Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa xalay baahisay xalqadii 16-aad ee xubinta suugaanta Jihaadka’waxaana xalay xalqadaasi lagu soo qaatay gabay uu tiriyay abwaan Hilaal oo ka mid ah abwaanada ku nool gobalka Galgaduud.

Abwaanka ayaa gabaygaan kaga hadlay furashadii degmada Jannaale iyo dagaalkii lagu xasuuqay askarta Uganda ee ka dhacay degmadaasi oo ka tirsan gobalka Shabeelada hoose.

Halkan Ka Dhageyso Xalqadii 16-aad Iyo Abwaan Hilaal.

Calamada.com

Comments are closed.