Dhageyso Suugaanta Jihaadka Q.17aad Iyo Abwaan C/llaahi Dheere.

suugaanta jihaadka 2Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay xalqadii 17 aad ee xubinta Suugaanta Jihaadka’waxaana xalqadaan lagu soo qaatay gabay uu tiriyay Abwaan C/llaahi Dheere oo ka mid ah abwaanada ku dhaqan gobalka Galgaduud.

Abwaanka ayaa tiriyay gabay uu ugu magacdaray Il-guracleyn’waxaana uu gabaygaan si aad ah kaga hadlay xasuuqii ciidamada Xabashida Itoobiya loogu geystay deegaanka Jameeco ee gobalka Baay.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga Abwaan C/llaahi Dheere.

Calamada.com

Comments are closed.