Dhageyso Muxaadaro Cinwaankeedu Yahay Tawakulka iyo Yaqiinta (Sheekh Fu’aad)

sheekh-fuaadSheekh Fu’aada Maxamed Khalaf oo ka mid ah Culimada Mujaahidiinta ayaa dhawaan Jeediyay Muxaadaro aad u qiimo badan, oo ka hadlaysa التوكل واليقين   oo ah in Allaah la talo saarto isla markaana Si yaqiin ah oo dhab ah loo rumeeyo Awoodda Allaah.

Halkan Ka Dahgeyso Muxaadarada.