Afhayeenka Ciidanka Mujahidiinta Sh.Cabdul Casiis Abuu Muscab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay dagaallo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Faxfaxdhuub oo ka mid ah goobaha cadowga uu qabsaday
Sheeq Cabdul Casiis ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhcay faxfaxdhuub ay ku dileen in kabadan 60 Lixdan askari tiro intaas kabadanna ay ku dhaawaceen dagaalkaasi isagoo intaasi raaciyay inay gubeen 5 ka mid ah gaadiidkii dagaalka ee cadowga
Sidoo kale intii shirkaasi jaraa’id lagu jiray ayuu sheeqa soo hadal qaaday dagaal kale oo xalay ka dhacay degmada Xudur ee WI Bay Iyo Bakool waxa uuna sheegay in dagaalkaasi ay ku dileen ilaa 10 askari oo ciidanka Amxaarada ah tiro kalana ay ku dhaawaceen.
Afhayeenka ayaa sii raacdsaday weerarro kale oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho iyadoo uu sheegay Sheekha in weeraradaasi lagu nafeeyay cadowga qasaare lixaad lehna ay la kulmeen..
DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID EE AFHAYEENKA CIIDANKA MUJAAHIDIINTA.
Abuuuumuscab Geesi soomaaliyeed oo dalkiisa iyo diintiisaba difaacaayo dheh saas nooga farxi mar walba anagana waa soo duceyneynaa
abuu cumar
August 17, 2012 at 10:26 pm