Dhageyso Darsigii 3aad Ee Kitaabka Usuulu Thalaatha (Sh.Abu Muslim)

Usuulu ThalaathaKitaabka Usuulu thalaatha waa kitaab Caqiido ah oo yar, hase yeeshee Aad u Qiimo badan, waxana lagu  bartaa Saddexda asal ee ugu waawayn ee ah in qofku Barto Rabbigiisa iyo in uu barto Nabigiisa iyo Diintiisa, waxa Afsoomaali noogu akhriyaya Sheekh Abu Muslim oo ka mid ah Culimada Mujaahidiinta.

Darsigii 3aad Ee Kibtaabka Usuulu Thalaatha

Comments are closed.