Dhageyso Darsigii 6aad ee Kitaabka Xisnul Muslim (Sh.Maxamed Jamaal)

xisnul muslim2

 

Kitaabka Xisnul Muslim oo macnihiisu yahay Difaaca ama dhufayska qofka Muslimka ah waa kitaab aad u qiimo badan, waxanad ka helaysaa ducooyin iyo adkaar fadli badan oo haddii Allaah ku waafajiyo aad ku helayso ajar aad u wayn iyo dambi dhaaf, waxana kitaabka Afsoomaali noogu fasiraya Sheekh Maxamed Jamaal.

Halkan Ka dhageyso Darsiga 6aad

Comments are closed.