Qaadiga guud ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Alqaadi Cabdul Xaq ayaa shaaca ka qaaday in maalinta Axada ay tahay maalinta kowaad ee bisha Shawaal islamrkaana maanta ay tahay sodanka bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaana qaadiga uu xusay ineysan jirin meel bisha Shawaal laga arkay oo ka tirsan Soomaaliya, sidaa daraadeed maalinta Axada ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidri oo ah maalinta ugu horeyso ee bisha Shawaal.
Sidoo kale Caalamka oo idil ayaa laga wada soomanyahay sodonka bisha Barakeysan ee Ramadaan sida Sacuudiga, Khadar, Kuwait, Imaaraadka Carabta iyo wadamo badan oo caalamka ka tirsan.
Calamada online
Asc
Waxaan leenahey ciiiiiiid mubaaarak kulli ciidamada shabaaaaabul mujaaahidiiiin ee dalkeena iyo diinteenaba difaacaayo.
Cadowgeena waa jabaey.
CIIIIIIIIIID MUBAAAAAAARAK.
GUUUUUUUL MUJAAAAHIDIIIIIIIIIIIIIIIIINTA
abuu cumar
August 18, 2012 at 5:28 am