Dhageyso darsigii 11aad iyo 12aad ee Kitaabka Xisnul Muslim (Sh.Maxamed Jamaal)

xisnul muslim1Kitaabka Xisnul Muslim oo macnihiisu yahay Difaaca ama dhufayska qofka Muslimka ah waa kitaab aad u qiimo badan, waxanad ka helaysaa ducooyin iyo adkaar fadli badan oo haddii Allaah ku waafajiyo aad ku helayso ajar aad u wayn iyo dambi dhaaf, waxana kitaabka Afsoomaali noogu fasiraya Sheekh Maxamed Jamaal.

Allaah Fadligiis waxa noo dhammaaday kitaabkii Xisnul Muslim oo wuxuu ku egyahay casharka 12aad, oo ah casharka ugu dambeeya, insha’allaah waxaan soo gudbin doonaa kutubo kale oo uu sheekhu duubay.

Dhageyso darsiga 11aad ee xisnul muslim.

Dhageyso darsiga 12aad ee xisnul muslim

Comments are closed.