Taliyaha Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Ee Deegaanka Awdiinle Oo La Dhaawacay.

saraakiil murtadiin ahWararka ka imaanaya deegaanka Awdiinle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qarax culus uu ka dhacay gudaha deegaankaasi.

Qaraxa ayaa la xaqiijiyay in lala beegsaday taliyaha maleeshiyaatka Ridada ee deegaanka’iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah tuulooyinka ku dhaw deegaankaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in qaraxaasi lagu dhaawacay taliyaha maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka ee deegaankaasi’waxaana sidoo kale qaraxa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro ka mid ah ilaalada gaarka ah ee taliyaha la dhaawacay.

Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli maanta dagaal ka dhacay duleedka magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada hoose gaari dagaal looga gubay ugu yaraan 7 askarina looga dilay ciidamada Kufaarta AMISOM.

Calamada.com

Comments are closed.