Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka nooc yadiisa kala duwan ayaa ka dhacay gudaha iyo duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta wilaayada Islaamiga ah ee Bay iyo Bakool, waxaana dagaalka uu bilowday kadib markii ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab weerar xoogan ay ku qaadeen fariisimo halkaasi ay ku leeyihiin ciidamada Xabashida Ithoobiya iyo maleeshiyaadka daba dhilifyada u ah.
Dagaalka markii uu daqiiqado xiriir ah ka socday duleedka magaalada Baydhabo ayaa markii dambe la isla soo galay gudaha magaalada, iyadoona dadka magaalada ay xuseen in markaliya ay ka warheleen rasaasta oo ka dhaceyso gudaha magaalada Baydhabo waxaana rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlay xaafadaha magaalada Baydhabo.
Dagaalka oo mudo socday waxaa adag in la helo xogta rasmiga ah ee ku aadan qasaaraha ka dhashay dagaalka, balse warar hoose ayaa sheegaya iney jiraan tiro ka tirsan ciidamada kufaarta Xabashida Ithoobiya iyo maleeshiyaadka la socda oo ku halaagsamay dagaalka ka dhacay gudaha iyo duleedka magaalada Baydhabo.
Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab ayaa tiro madaafiic ah ku garaacay saldhigyada ciidamada Kufaarta Xabashida Ithoobiya ee deegaanka Deynuunaay ee ku yaalo duleedka magaalada Baydhabo waxaana jiro qasaaro gaadiid iyo mid dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray ciidamada Xabashida Ithoobiya ee ku sugan deegaanka Deynuunaay.
Dagaalka iyo duqeynta ka kala dhacday magaalada Beydhabo iyo deegaanka Deynuunaay ayaa qeyb ka ah weeraro xiriir ah oo waqti walbo ciidamada Xabashida Ithoobiya kala kulmaan dhanka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Calamada online.
Assalamu caleykum kulu caam wanta bikhayr taqaballaahu minkum minaa camaalisaaxliah madhmaanba muslimiinta meel walba oo aay ka joogaan caalamka gaar ahaana walaalaha Soomaaliya waxaan allaah uga baryaaynaa muslimiinta ka dul qaado cadowga ku habsday ugu horaayna dalkeena Soomaaliya ,al-xamdu ilaah maanta gaalo waa jabtay meel walba oo aay caalamka joogaan waxaay ku jabeen afqanistaan ,Iraaq,falastiin,yaman kashmiir ,shiishaan ,bakistaan,filbiin,neeyjeeriya,maali,maqrib
cabdiqani
August 20, 2012 at 2:03 am