Dhageyso Sidee Kusoo Dhaweynaa Bisha Ramadaan Qeybta 1aad.

Iyadoo wax aan ka badneen 10 maNastaqbilo Ramadaanalmood ay ka harsantahay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu webka Calamada bilaabayaa tabinta Duruus diini ah oo ku saleysan sidii dadka Muslimiinta kusoo dhaweyn lahaayeen bishaasi.

Daruustaan taxana ah ee ka hadlaya sida loo soo dhaweynaya Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa soo jeedinaya Allaah haka ajar siiyo Sheekh Mustafa Al-salafi’waxa uu Sheekha darsiga Kowaad si aad ah kaga hadlayaa Fadliga ay xambaarsantahay Bisha Ramadaan iyo sida la doonaya iney dadka Muslimiinta ugu farxaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 1aad Ee Soo Dhaweynta Ramadaan.

اللّهم بَلّغنا رَمضان , وأنتَ راضٍ عنّا

Calamada.com

Comments are closed.