Askari Ka Tirsan Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo La Dilay.

muqdishoRag hubeysan waxey saacadihii lasoo dhaafay gudaha degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ku dileen askari ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Mustaf Xaaji Dhicisow waxa uu ka tirsanaay maleeshiyaatka Ridada gaar ahaan kuwa Minishiibiyada.

Ragga dilka geystay ayaa la xaqiijiyay iney si nabad ah goobta kaga baxsadeen’waxaa ugu dambeyntii meydka askariga goobta ka qaaday maleeshiyaatka dowlada federaalka.

Dhanka kale gaari dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Kufaarta AMISOM ayaa sarkaal ka tirsan booliska dowlada Ridada federaalka ku jiiray agagaarka dhismaha Tiyaatarka ee Muqdisho’iyadoona sarkaalka uu u geeriyooday dhaawac culus oo shilkaasi kasoo gaaray.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

Comments are closed.