Dhageyso Sidee Kusoo Dhaweynaa Bisha Ramadaan Qeybta 6aad.

Nastaqbilo RamadaanIyadoo wax ka yar Shan maalmood ay ka harsantahay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxa uu webka Calamada bilaabayaa tabinta Duruus diini ah oo ku saleysan sidii dadka Muslimiinta kusoo dhaweyn lahaayeen bishaasi.

Daruustaan taxana ah ee ka hadlaya sida loo soo dhaweynaya Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa soo jeedinaya Allaah haka ajar siiyo Sheekh Mustafa Al-salafi oo ka mid ah culimada Somaliyeed kuwooda Mujaahidiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso Darsigii 6aad Ee Sidee Usoo Dhaweynaa Bisha Ramadaan.

اللّهم بَلّغنا رَمضان , وأنتَ راضٍ عنّا

Calamada.com

Comments are closed.