Sawiro Jawaasiis Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Wilaayada Jubbooyinka.

Fagaara ka tirsan gobalada Jubbooyinka waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay rag jawaasiis ah oo u adeegayay dowlada Nasaarada Kenya iyo Sirdoonka Yahuuda.

Jawaasiista la dilay oo saddex ruux ah ayaa laba ka mid ah waxay ahaayeen Kenyaati Soomaaliya ku joogay sifa ah Mujaahidiin muhaajiriin ah balse ahaa jawaasiis sirdoonada Nasaarada Kenya iyo Yahuudda la shaqeynayay.

Qaadiga Maxkamadda wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa goob fagaara ah ka akhriyay xukunka jawaasiista ladilay iyo dambiyada lagu helay.


Laba Kenyaatiga ee Jilib lagu dilay ayaa kala ahaa Cabdullaahu Faraj oo 22 sana jir ah kana yimid magaalada Xeebta leh ee Mombaasa wuxuu ku lug lahaa shirqool lagu dilay laba kamid ah culimaa’udiinka muslimiinta Kenya ee  kala ah Caabudo Roogu iyo Sheekh Abuubakar Makabuuri.

Jared Mokae Omambia oo 31 sana jir ah wuxuu kasoo jeedaa degmada Eldoret ee wadanka Kenya wuxuu tis toos ah ula shaqeynayay ciidanka Kenya ee marka magacooda loosoo gaabiyo loo yaqaan ATPU.

Xarakada Al Shabaab ayaa ku goodisay in tallaab adag ah ka qaadi doonto kooxaha Jawaasiista ah ee wadashaqeynta laleh shisheeyaha soomaaliya kusoo duulay.

Shalay ayay aheyd markii afar Jawaasiis ah dil iyo gowrac loogu geystay fagaara ka tirsan gobolka Bay.

Comments are closed.