Dhageyso Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf Iyo Fadliga Tobanka Dambe Ee Ramadaan.

Tobanka dambe ee Ramadan45Sheekh Fu’aad Max’med Khalaf oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ahna mas’uul katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Jeediyay Muxaadaro cusub oo ku saabsan fadliga 10-ka dambe ee Bisha Ramadaan.

Muxaadarada oo socanaysa 25 daqiio ayuu sheekhu kusoo koobayaa fadliga 10-ka dambe isagoona muslimiinta ku dhiiri gelinaya in ay ka faa’iidaystaan fursaddan oo ay badiyaan Ictikaafka iyo qiyaamu leylka.

 Halkan ka dhageyso Muxaadarada MP3
Calamada.com

Comments are closed.