Qarax Culus Oo Ka Dhacay Mid Ka Mid Ah Hoteelada Muqdisho.

qaraxyada muqdish lm5444Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan waxa uu ka dhacay albaabka hore ee hoteel Naasa hablood oo ka mid ah hoteelada ugu waaweyn maagaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ah camaliyad Istish-haadi ah’iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah duleedka magaalada.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in qaraxa kadib hoteelka ay xoog ku galeen rag hubeysan’iyadoona imika rasaas culus ay ka dhaceyso gudaha hoteelka.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

Comments are closed.