Mujaahidiinta Alshabaab Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerarka Hoteel Naasa Hablood Ee Muqdisho.

hotel-nasa-hablodIyadoo daqiiqado ka hor qarax culus oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu ka xageynayay Mujaahid Istish-haadi ah waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerarkaasi.

Gudaha hoteelka waxaa imika ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta oo xoog ku galay hoteelka iyo maleeshiyaatka nabad sugida dowlada Ridada federaalka.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarka xoogan ee imika ka socda gudaha hoteel Naasa hablood oo ah hoteel ay deganyihiin saraakiisha Murtadiinta iyo kuwa Kufaarta.

Hoteelka la weeraray ayaa ku yaala agagaarka isgoyska KM4 ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

Comments are closed.