Dhageyso Wareysigii Labaad Ee Istish-haadiyiintii Weerartay Hotelka Naasa-Hablood

Istish haadiIdaacada Islaamiga Andalus ayaa baahisay Wareysi labaad oo lala yeeshay mid ka mid ah geesiyadii fuliyey weerarkii halyeeynimo ee lagu qaaday Hotelka Naasa-Hablood ee magaalada Muqdisho, kaas oo lagu dilay ugu yaraan 50 ruux oo u badnaa ciidamo, saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Xasan Sheekh.

Wareysigii koowaad ayaa waxaa xusid mudan in lala yeeshay Sharma’arke Axmad Sheekh Xuseen oo ka dhashay beesha Hubeer, kaas oo ka mid ahaa raggii weeraray Hotelka Naasa-Hablood.

Wareysigan Labaadna waxaa lala yeeshay Walaal lagu magacaabo Nuux Xasan Sheekh Mad (Maxamad) oo ka dhashay Beesha Hadamo ee degta Wilaayada Baay iyo Bakool.

Nuux Xasan Sheekh waa wiil da’yar oo ka soo jeeda deegaanka Buurdhuxule  oo ka mid ah deegaanadii martigeliyey gaboodfaladii ciidamada Xabashida Itoobiya ay ka geysteen Baay iyo Bakool sanadkii la soo dhaafay .

Wuxuu sheegay in waxyaabaha ku qasbay in uu ku soo biiro katiibada istish-haadiyiinta ay qeyb ka tahay in uu u dulqaadan waayey dulmiga iyo dhibaatooyinka cadowga uu ku hayo muslimiinta iyo duulaanada gardarada ah ee lagu soo qaaday dhulalka Muslimiinta.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Nuux Xassan Sheekh Maxamad

Comments are closed.