Sawiro Mujaahidiinta Alshabaab Oo Soo Bandhigay Diyaarad Sh/hoose Kusoo Dhacday.

Iyadoo saacadihii lasoo dhaafay duleedka degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose ay kusoo dhacday diyaarad basaas ah oo nooca duuliya la’aanta ah ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo diyaaradaasi ku aadan.

Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelada hoose ayaa fagaaraha mid ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Afgooye kusoo bandhigtay diyaarada duuliya la’aanta ah oo markii ay soo dhacday gacanta ay ku dhigeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Goobta fagaaraha waxaa isugu soo baxay bulshada ku dhaqan qaar ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi’iyadoona ciidamada Mujaahidiinta goobta ay ku fur fureen diyaarada.

Hoos Ka Daawo Sawirada Burburka Diyaarada.

DSC07265 DSC07203 DSC07204 DSC07205 DSC07261 DSC07252 DSC07229 DSC07210 DSC07267 DSC07270 DSC07281 DSC07312

Comments are closed.