Dhageyso Darsiga 24-aad Ee محاضرات رمضانية.

muxaadaraad caam ah oo Ramadaanka ahIyadoo maanta ay tahay maalinta 24-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.

Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay baahisa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.

Xalqada 24-aad  Waxa Uu Sheekha Kaga Hadlay Mowduuca Ah Al-jihaadu Fii Sabiilillaah.

Halkan Ka Dhageyso Darsigii 24aad.

Calamada.com

Comments are closed.