Dhageyso Darsiga 25-aad Ee محاضرات رمضانية.

muxaadaraad caam ah oo Ramadaanka ahIyadoo maanta ay tahay maalinta 25-aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanadka 1437 waxa uu webka Calamada dhageystayaashiisa iyo akhristayaashiisa usoo gudbinayaa daruus iyo muxaadaraat ku aadan bishan barakeysan Ee Ramadaan.

Muxaadaraat Ramadaaniyah waa daruus taxana ah oo ay baahisa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus’waxaa daruustaan soo jeedinaya Sheekh Muxamed Jamaal oo ka mid ah culimada Somaliyeed.

Xalqada 25-aad  Waxa Uu Sheekha Kaga Hadlay Mowduuca Ah Fadliga In Allaah Dartiis Loo Dhinto.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 25aad.

Calamada.com

Comments are closed.