Daawo Mu’asasada Alkataa’ib Oo Baahisay Filimkii WestGate Mall Oo Ku Baxaya Af-somali.

west gateMu’asasada Alkataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa baahisay Tarjamada Luuqada Soomaaliga ee Filimkii WestGate Mall.

Filimkaan oo horay Loo baahiyey Isagoo ku baxaya Luuqadaha English-ka iyo Carabiga ayaa hadana waxaa Mu’asasada Alkataa’ib iyo Idaacada Islaamiga Andalus u suuragashay in filimkaas loo tarjamo luuqada Soomaaliga si loogu fududeeyo dadka Soomaaliga ah.

Filimkan ayaa xambaarsan fariimo Muhiim ah oo ku socda Muslimiinta Soomaaliya ku nool, kuwa NFD iyo bulshada Muslimiinta ah ee ku dhaqan gobolka xeebta ee Mombasa.

Sidoo kale Filimku wuxuu ka hadlayaa gaboodfalada soo jireenka ah ee dowladda Kenya ee ka dhan ah Muslimiinta gobolka, Iyadoo sidoo kalena weerarkii Westgate lagu tilmaamay mid qisaas u ahaa gaboodfalada dowladda Nasaarada Kenya ee ka dhan ah Muslimiinta.

Ugu dambeyntii filimka ayaa ku baaqaya weeraro la mid ah kuwii Westgate Mall oo kale oo lagu beegsanayo xarumaha Yahuudda, Mareykanka, iyo Ingiriiska.

Halkaan ka daawo Filimka oo ku baxaya luuqada Soomaaliga.

XIGASHO: Telegramka Idaacada Islaamiga Andalus

Calamada.com

Comments are closed.