Dhageyso Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf Iyo Aadaabta Ciiddul Fidriga.

ciid mubaarakIyadoo maalinta barito ay tahay kowda Bisha Shawaal islamarkaana ah maalinta kowaad ee Ciidul fidriga waxa uu webka Calamada usoo gudbinayaa muxaadaro gaaban oo ku aadan aadaabta ciida iyo sida Shareecada Islaamka ay fartay in dadka Muslimiinta u ciidaan.

Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf oo ka mid ah saraakiisha Mujaahidiinta iyo culimada Rabbaaniyiinta ayaa jeediyay muxaadaro uu kaga hadlay Aadaabta Ciidul Fidriga’waxauu sidoo kale Sheekh Fu’aad Bulshada Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul Fidriga oo ka mid ah ciidaha Allaah Subxaanahuu Watacaalaa uu ku maneystay adoomadiisa Muslimiinta ah.

Halkan Ka Dhageyso Aadaabta Ciidul Fidriga.

.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Calamada.com

Comments are closed.