Dhageyso: Gabayga Abwaanka Sh.Hoose Iyo Sida Uu U Difaacay Shareecada Islaamka.

suugaanta-jihaadka-640x480Abwaan Cali Xasan Aadan oo ka mid ah abwaanada ku dhaqan wilaayada Shabeelaha hoose gaar ahaan goobaha sharciga Islaamka lagu dhaqo ayaa mar u kasoo qayb galay dowro sharci ah oo ay isugu yimaadeen abwaanada wilaayada ku nool ayaa halkaasi kusoo bandhigay gabay cajiib ah oo uu ku difaacay sida Mujaahidiintu ay sharciga islaamka  ugu dhaqeen wilaayaadka Islaamkiga ah.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga.

Comments are closed.