Qaraxyo Culus Oo Ka Dhacay Xarunta CID Iyo Mujaahidiinta Alshabaab Oo Gudaha U Galay.

qaraxyada muqdish lm5444Qaraxyo culus oo si aad ah looga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah duleedka magaalada ayaa lala begsaday xarunta dambi baarista dowlada Ridada federaalka ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyada kadib waxaa gudah xarunta xoog ku galay ciidamo ka tirsan Xarakada Shababul Mujaahidiin’iyadoona gudaha xarunta laga maqlayo rasaas culus.

Xaruntan la weeraray ayaa ku taala kasoo horjeedka hoteel Saxfi ee agagaarka isgoyska KM4 degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

 

Comments are closed.