Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Degmada Hilwaa.

maleeshiyaatka Ridada 8457Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aasa ee meelaha fog laga hago waxaa lala beegsaday gaari Biijii ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Hurwaa’iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay xaafada badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Qaraxa miinada ayaa la xaqiijiyay inuu burburiyay gaariga Biijiiga ah waxaa sidoo kale qaraxa dhimasho iyo dhaawac ku noqday ku dhawaad 10 ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta.

Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli saaka ciidamada Xarakada Shababul Mujaahidiin weerar xoog ku gal ah ay ku qaadeen xarunta CID-da magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

Comments are closed.