Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Faahfaahiyay Weerarka Xarunta CID-da.

abuu-muscab-22Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay afhayeenka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab.

Afhayeenka ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxa uu faahfaahin ka bixiyay weerar xoog ku gal ah oo barqo nimadii maanta ciidamada Xarakada Shababul Mujaahidiin ku qaadeen xarunta dambi baarista CID-da dowlada Ridada federaalka oo ku taala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab waxaa laga wareystay oo faahfaahin dheeraad ah uu ka bixiyay weerar lagu jabiyay ciidamo isugu jira Nasaarada Mareykanka’Nasaarada Kenya iyo maleeshiyaatka maamulka Ashahaado la dirirka Axmed Madoobe kaasi oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Abuu Muscab.

Calamada.com

Comments are closed.