Sida aan la wada socono bilihii u dambeeyay waxa dood adagi ka dhexeysay Culimada Ictisaamka iyo Sheekh Xassaan Xusseen, waxayna ka bilaabantay kadib markii Sheekh Xassaan Xusseen uu si adag u naqdiyay manhajka leexday ee Ictisaamka. waxa ku xigay in Sheekh Umal uu kaligiis weeraray Sheekh Xassaan iyo Mujaahidiinta isagoo ka jawaabayay muxaadarooyinkii Sheekh Xassaan. Kadib waxa mar labaad muxaadarooyin qabtay Sheekh xassaan oo si adag isaga difaacay been abuurkii iyo gafafkii uu u gaystay Sheekh Umal culimada reer Daarul Xadiith ee uu Sheekh Xassaan ka tirsanyahay iyo sidoo kale MujaahidiintaAl-shabaab oo uu been abuur badan sheekhu ka galay.intaasi kadib waxa barta internetka lasoo dhigay Qoraal Fatwo lagu tilmaamay oo kasoo baxay ictisaamka isla markaana Sheekh Xassaan lagu durayo Manhajkiisa iyagoo ku tilmaamay inuu Khaariji yahay. arrintaasi oo u eeg middii Suufiyadu nagu samaysay markii Xujada looga badiyay.
Hadaba intaa kadib waxaa maanta fagaaraha dooda soo galay Culimada ku nool Wilaayaadka islaamiga ah ee Furimaha dagaalka ku jira, kuwaasi oo soo saaray Fatwo ay ku difaacayaan manhajka Sheekh Xassaan iyo midka Mujaahidiinta intaba.
Halkan ka dajiso Fatwada oo PdF ah.
aswrb maaa shaaa allah culumad allah dhawro sheekha in ey garb istagaan oodifacaan ooka dhiciyan culumaa usuuga iskalaad laadinayo wawax loobhanyahy waana nlaga soodaheen waan kufarxsanhy difaaca sheekha illah hadhawree waadna mahadsan tiihin walha webka jzk
muslima
August 25, 2012 at 11:17 am