Mujaahidiinta Alshabaab Oo Gudaha U Galay Banaadir Beach.

qaraxa madaxtooyadaDagaal culus ayaa imika ka socda gudaha hoteelka Banaadir Beach oo ah goob Kilaab ah oo ku taala gudaha xeebta Liido ee degmada Cabdul Caziiz ee magaaladan Muqdisho.

Dagaalka waxa uu u dhaxeeyaa ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo xoog ku galay goobta Kilaabka ah iyo maleeshiyaatka Nabad sugida dowlada Ridada federaalka.

Dagaalka ka hor waxa uu qarax culus ka dhacay banaanka hoteelka’iyadoona markii dambe Ingimaasiyiin Istish-haadiin ah oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin gudaha ay u galeen hoteelka.

Banaadir Beach ayaa ah goob lagu tunta oo Khamriga iyo Xashiishada caan ku ah’waxeyna warar hoose sheegayaan in saraakiil ka tirsan dowlada Ridada federaalka iyo kuwoo caddaan ah ay ku jiraan gudaha hoteelka.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somali.

Comments are closed.